Oday Qaybe Oo Waaniyay Dhallinyarada Buhodle

0
589

qaybeWaxaan la yaabanahay dhalinyarada reer buuhoodle ee soo saaray bayaan  lagu dabacay  joornalka ( Waaheen) oo ay ku naqdiyayaan dawlad gobleedka  punt land  iyagoo u hiiliniya waxay ku sheegeen Khaatumo State aanu jirin  dhul loo yaqaanaa. Waxaase iswaydiin leh  reer buuhoodle miyaanay  sidoodaba gooni isu taagi karin , illayn iyagaaba caasimad iyo dhul  la yaqaan lehe. intay u hanqal taagayaan magac beenaad niman debed wareeg  ahi u samaysteen inay ku qadhaabtaan.

Md. Axmed Maxamed Aadan (Qaybe)

Guddomiyihii golihii hore ee wakiilada