Waxaan la yaabanahay dhalinyarada reer buuhoodle ee soo saaray bayaan lagu dabacay joornalka ( Waaheen) oo ay ku naqdiyayaan dawlad gobleedka punt land iyagoo u hiiliniya waxay ku sheegeen Khaatumo State aanu jirin dhul loo yaqaanaa. Waxaase iswaydiin leh reer buuhoodle miyaanay sidoodaba gooni isu taagi karin , illayn iyagaaba caasimad iyo dhul la yaqaan lehe. intay u hanqal taagayaan magac beenaad niman debed wareeg ahi u samaysteen inay ku qadhaabtaan.
Md. Axmed Maxamed Aadan (Qaybe)
Guddomiyihii golihii hore ee wakiilada