Masuuliyiin Xaqsoor Ka Tirsan Oo Beeniyay In Wada Hadal U Socdo Xukuumadda

0
550

Xubno ka mid ah ururka xaqsoor iyo hoggaanka sare waxa uu cadaynaynaa   in aanu jirin wax wada hadal ah oo u socda ururka xaqsoor iyo xukuumada  ka dib markii ay xukuumadu xilal u magacawday xubnihii ururka xaqsoor u matalayey wada hadalka qaybtiisii hore.

Waxa kale oo ururka Xaqsoor cadaynayaa in ay dhinacooda diyaar u yihiin sii socoshada wada hadalki u dhexeeyey ururka Xaqsoor iyo  xukuumada hadidi ay xukuumadu diyaar u tahay wada hadalka dhankeeda isla markaan ay xukuumadu si rasmi ah uga dalbato wada hadalka Ururka Xaqsoor.

En: Kayse Yuusuf Cali

Mudane : Maxamed Cali Madoobe