“Markaa Marna Igama Suurtoobayso In Aan Qayb Ka Noqdo Nidaamka Kulmiye”

0
531

Waxa soo noqnoqanaya xodxodashada raqiiska ah ee xukuumaddu dabada ka waddo ama rabitaankooda. Taageerayaashaydii iyo dhammaan shacabka Somaliland waxaan u sheegayaa intii aan hore usheegay oo ah, dalka umaan iman in aan ka xoolaysto ee waxaan u imi gurmad ah in laga badbaadiyo mushkiladda ay abuureen xisbiga kulmiye ee god dheer ku tuuray rajadii dalka iyo tii da'yarta.

1

Markaa marna igama suurtoobayso in aan qayb ka noqdo nidaamka kulmiye. Waxaa inoo ballan ah isbeddel insha allah."

Cabdirashiid Xasan Mataan