Madaxweyne Siilaanyo Oo Xalay Saqdii Dhexe Golihiisa Wasiirada Ku Sameeyay Xil-ka-qaadis, Magacaabis Iyo Isku Shaandhayn Balaadhan

0
807

Picture5Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa xalay saqdii dhexe golihiisa wasiirada ku sameeyay xil ka qaadis, isku shaandhayn iyo magacaabis.

 

Sida lagu sheegay digreeto Madaxweyne oo xalay ka soo baxday madaxtooyada, Madaxweynuhu waxa uu xilka ka qaaday afar wasiir iyo laba wasiir ku xigeen. Halkan hoose ka akhriso wasiirada xilka laga qaaday, kuwa la bedelay iyo kuwa la magacaabay.

Madaxweynuhu wuxuu go’aansaday

War-saxaafadeed

Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu digreetooyin uucaawa soo saaray oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-1820/062013 uu ku magacaabay wasiiro cusub, wasiiro xilal kale loo bedelay, iyo kuwo xilalkii ay hayeen lag bedelay.

 

MADAXWEYNUHU:-

 

Markuu Arkay:                     Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

 

Markuu Tixgeliyey:            Ahmiyadda weyn ay Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo dhismaha Qaranka;

 

Markuu Arkay:                     In baahi loo qabo buuxinta jagooyinka Wasaaraddahan JSL;

 

Markuu Ka Fiirsaday:        Kartoodad, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo;

 

Markuu ku Qancay:           In ay  hanan karaan xilalkan loo magacaabay;

 

 

 

 

Wuxuu go’aansaday

 

 

 

In laga bilaabo taariikhda maanta masuuliyiintan uu Madaxweynuhu u magacaabay xilalkan.

 

S/No.

Title-ka

Magaca

1.      

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda

Maxamed Biixi Yoonis

2.      

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Cali Maxamed Warancade

3.      

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka

Shugri X. Ismaaciil Baandare

4.      

Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda

Cali Jaamac Faarax (Buureed)

5.      

Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta

Maxamed Jaamac Abgaal

6.      

Wasiirka Wasaaradda Dib-u-dejinta

Axmed Cabdi Kaahin

7.      

Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha, Cilmi Baadhista iyo Technology-yadda

Aaden Axmed Warsame

8.      

Wasiirka Wasaaradda Biyaha

Xuseen Maxamed Cabdille

9.      

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Madaxtooyada

Maxamed Muuse Abees

10.            

Wasiiru-dawlaha Nabadaynta iyo Horumarinta Gobollada Bari ee JSL

Cali Maxamuud Axmed (Sandule)

11.            

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare

Axmed Nuur Faahiye

12.            

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta

Xasan Daahir Dhinbiil

13.            

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda  Beeraha

Aaden Ibraahin Yuusuf Ashqar

14.            

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

Shugri Xariir Ismaaciil

15.            

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta

Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan Cabdiqaadir

16.            

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga

Cabdi Daahir Camuud

17.            

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga

Bashiir Cabdi Xariir

18.            

La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Doorashooyinka iyo Asxaabta (Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka)

Axmed Cabdi Maxamuud (Xaabsade)

19.            

La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Garsoorka iyo Cadaalada (Wasiirka Hore ee Wasaaradda Deegaanka)

Maxamuud Siciid Maxamuud (Gacamey)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

WAXA KALE OO UU MADAXWEYNUHU XILALKII AY HAYEEN UU KA BEDELAY XUBNAHAN HOOS KU QORAN UNA MAGACAABAY XILALKAN:-

 

S/No.

Title-ka

Magaca

1.     

Wasiirkii hore ee Wasaarada Dib-u-dejinta waxa loo bedelay (Wasaaradda Caafimaadka )

Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye)

2.     

Wasiirkii hore ee W/Ganacsiga waxa loo bedelay) Wasaaradda Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka

Cabdirisaaq Khaliif Axmed

3.     

Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibeda waxa loo bedelay (Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga)

Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar

4.     

Wasiir ku xigeenkii hore ee W/faafinta waxa loo magacaabay (Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta)

Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse)

5.     

Wasiirkii hore ee W/faafinta waxa loo bedelay (Wasaaradda Warshadaha)

Abiib Diiriye Nuur (Timacade)

6.     

Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda

Cabdilaahi Jaamac Cismaan (Geeljire)

7.     

Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka waxa loo magacaabay (La-taliyaha Mdaxweynaha ee Arrimaha Doorashooyinka iyo Asxaabta)

Axmed Cabdi Maxamuud (Xaabsade)

8.     

Wasiirka Hore ee Wasaaradda Deegaanka waxa loo magacaabay (La-taliyaha Arrimaha Garsoorka iyo Cadaalada)

Maxamuud Siciid Maxamuud (Gacamey)

 

 

SIDOO KALE WAXA MADAXWEYNUHU UU XILALKII AY HAYEEN UU KA  NASIYEY WASIIRADAN HOOS KU QORAN:-

S/No.

Title-ka

Magaca

1.     

Wasiirkii Hore Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Maxamed Nuur Caraale (Duur)

2.     

Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warshadaha

Cabdirisaaq Cali Cismaan

3.     

Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Caafimaadka

Dr. Xuseen Muxumed Maxamed (Xoog)

4.     

Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta

Cali Cilmi Geelle

5.     

Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Ganacsiga