Hambalyo Meher

0
2331

Reer Daahir Xaliye oo kala ah : Aabo Daahir Xaliye , Hooyo Amaal Mahamed Farax , Xuseen Daahir Xaliye , Liban Daahir Xaliye , Hassan Daahir Xaliye , Zahra Daahir Xaliye , , , Abubakar Daahir Xaliye iyo Yacquub Daahir Xaliye , Waxaa ay tahniyad maher ah hawada u marinayaan

Mawliid Maxamed

iyo

Hibaaq Daud Cabdi Waris

oo uu 13/07/2016 ,  meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa, Waxan Ilahaay Idinka Baryayna , In ALLE Indinka Dhigo Labadii Isku Raagta  Iskuna Waarta, Kuna Noolada Nolol Farxadi  Kudheehan tahay,  Baraka Laahu Lakumaa Wabaraaka  Calaykuma Wajaamaca Baynakuma Fil Khayr.