GUUGUULE IYO MAANTA

0
686

22Horta goormaa inoogu dambaysay xukuumadeena oo inoo sheegta  inay dawlad heblaayo aqoonsiga kala soo hadashay. Gebigiisaba waa la iloobay oo mashaariic iyo dhaqaale ayaa ina wareeriyay. Xaaji Axmed qodobka koowaad ee loo diray wuxuu ahaa aqoonsiga ee muxuu 7 sannadood ka hayaa.