GUUGUULE IYO MAANTA

0
614

22Ninkan Faysal Cali Waraabe waa siyaasi fursad yaqaan ah. Wuu ogyahay maalinta warankiisu meel fog gaadhayo iyo maalinta kale.  Imika dadkii abaaraysnaa durba shalay wuu hantiyay codkoodii, markuu yidhi yaan lagu dul loolamin ee aan u gurmano dadkeena abaaraysan.