GUUGUULE IYO MAANTA

0
703

1Horaa loo kala reebay danta shakhsiga iyo danta qaranka. Bal imika nimankan Turkida maxay inoo soo wadaan ee aan kaga sii soconaa, iyaguna inagaga soo socdaan mar hadday ina leeyihiin waxaanu idinku celinayaan midnimadii la idinku xasuuqay. Adeer hooy danta qaranka iyo danta shakhsiga kala saara.