GUUGUULE IYO MAANTA

0
657

22Alle ha inaga soo jabiyo abaarahan. Waa halkii ay odayaasheenii hore ka yidhaahdeen

Dhakhso hadaan illaahay u shubin, dhibic wax doogeeye.

Ninkii dhoofi laa’ iyo ninkii, dhababacayn laaba

Iyo dhuxul ninkii shidan lahaa, dhuux casaha geedka.

Iyo kii dhalaankoo surmiyay, dhiig u geli laaba

Dhamaadkaa bishaasaa ka hadhay kala dhaqaaqiiba.