GUUGUULE IYO MAANTA

0
569

22Horta siyaasiyiinteenu waa saaqidiin. Maalinba ninka dal madaxweyne loogu doorto ayuu mid waliba isku dhereriyaa oo uu yidhaahdaa intaas ayuu aniga iga shabahaa. Berigii horena qaar baa lahaa Obama ayaanu isbedelka iska shabahnaa. Adeer huuhaada naga dhaafa oo wax la idinka dhagaysan karo keena.