GUUGUULE IYO MAANTA

49
4008

Madaxweynuhu warqad dacwad iyo dood ah ayuu u diray IGAD iyo AU, wasiirkiisa warfaafintu ilaa hadda laba warqadood oo dacwad ah ayuu u diray BBC iyo VOA, Sacad Cali Shiraha khaarajiguna dunidaba waraaqo ayuu u wada diray. Dabadeed waxaan isweydiiyay taloow jabhadda ma waxa dunida ugu dambaysay markii ay waraaqadaha dacwadaha ahi shaqayn jireen ee la is dhagaysan jiray. Adeer dunida waxaasi kama socdaan ee waraaqo uun ha ku daalinee, dhako kalena keena ama Ina dhoolyare waraysta.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here