GUUGUULE IYO MAANTA

27
2874

Duqii Wajaale haystay waxa uu sheegay in waddooyinkii ay iibin jireen ay iska daynayaan, oo ninkii waddo dambe iibiyaa xadhig yahay. Tallow warkaasi ma gaadhay kuwa magaalooyinka waaweyn maayarrada ka ah.

Waar waxaynu saaka u baahannay duq liibanay oo soo labeeya ninkaas odayga ah, oo isaguna caddeeya in uu iska deynayo dhul cunka iyo waddo iibsiga.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here