GUUGUULE IYO MAANTA

36
3157

Qofka ceebtiisu badataa waxa u ku qasbanaadaa in uu naftiisa ammaano . Wax qabadkii ugu weynaa ee madaxweyne Siilaanyo ku taamayey waxa uu ahaa jidka Ceerigaabo ee uu ku guulaysan waayey inuu dhammaystiro, haddana ammaan baa uu ka dayey oo‘Jidka Siilaanyo’ ayuu u bixiyey, wax qabadkii dhinaca cilmiga ee uu gacan ka geystayna waxa ugu weynaa maktabadda qaranka oo dadweynuhuna qaadhaan badan ku lahaa, iyadiina iyada oo weli qabyo ah ayaa uu ka tegey, haddana magaciisii ayuu u bixiyey. Faankaas badani waxa uu I xasuusiyaa uun aniga hal-ku-dheggii Carbeed ee ahaa, “Qofka ceebtiisu badataa waxa u ku qasbanaadaa in uu naftiisa ammaano (Man kasura Daamahu i-ddurra Madxa nafsihii”)

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here