GUUGUULE IYO MAANTA

48
3586

21 Maalmood oo aynu jiif iyo joogba diidnay, ayaa inoo dhammaaday shalay, 48 saac oo nin kasta oo xisbiyahan kastaa neefta isku xejinayo, wadnahana farta ku hayn doono ayaa inoo bilowday. Alle nabad iyo nolol ha innagu gaadhsiiyo Somaliland oo madaxweyne cod dadweyne ku fadhiyaa mar kale hoggaanka u qabtay.

Dhalinyaradii Facebook wacdaruhu ku dhex marayna waxaan leeyahay waar ciyaartii dhammaatay ee isa saamaxa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here