GUUGUULE IYO MAANTA

0
610

Tana ma inoo dambaysay. Xaaji Axmed wuxuu yidhi 18 May abaaro ayaa jira ee yaan la xusin, 26 June iyana waxaynu aragnaa indhaheeda. Wax walba waxa inagaga daran maalmahan xorriyadda ee dadkiiba looga dhigay dhayal-dhayal iyo ciyaar la mood.