GUUGUULE IYO MAANTA

0
572

Waagii uu Rayaale talada kala wareegay wuxuu Xaaji Axmed ku celcelin jiray waxaan la wareegay dal qasnadihiisu madhanyihiin oo dayn lagu wada leeyahay. Bal maalinta uu isna talada wareejinayo aynu eegno inuu wareejiyo qasnado buuxa iyo inuu sidii ninkaas uu sheegayay uu ka tago qasnado madhan, sicir barar iyo dayn ganacsato.