GUUGUULE IYO MAANTA

0
589

Anigu waxaan la yaabanahay waxan madaxweynaheenii aamusiiyay. Bal waxaad ii sheegtaan arrimaha ka waaweyn kuwan ee uu ka hadli lahaa. Muwaadiniin isu daldalay biyo la’aan, muwaadiniin u geeriyooday gaajo iyo haraad iyo bakhaaradii Hargeysa oo albaabada xidhay sicir barar dartii. Madaxweynoow dadkaaga la hadal oo wax kaleba ha joogtee bal hadal uun ugu diir nax.