GUUGUULE IYO MAANTA

0
617

Ninkii Cabdillaahi-jawaan wax badan ayuu kor iyo hoosba uga hadlay. Waxaanse idin weydiiyay waxan uu sheegayo ee ay nimankii komishanka ahaa shan ka middi qarsanayaan taloow waa maxay. Waar nimanku ha is cadeeyaan oo daadkaas ha iska moosaan.