GUUGUULE IYO MAANTA

0
548

Alle qabriga haw nuuree, Gaariye wuxuu inagu yidhi

Hadday dunida ceeb tahay

Dus-duskiyo khiyaamadu,

Noo dabeecad weeyaan.

 

Nin dillaala mooyee,

Degmadaan ku noolahay

Nin “daryeel” yidhaahdaa,

Dulli buu ka qoran yahay.