GUUGUULE IYO MAANTA

0
525

1Maanta waxaan leeyahay intan uu Abwaan Hadraawi hore u yidhi,

Kuwa dayrta iyo guga

Sida diinka sugayow

Anaa daaqa cawskoo

Ku higsada daruurtee

Ka hadh-gala diraacaha