GUUGUULE IYO MAANTA

0
524

22Maanta ayay inoogu darnayd oo ay dawladeenii intay tidhi sicir bararka iyo qiime dhaca lacagta ayaanu xalkeeda soo helnay, ay suuq madoow inoo horseeday. Abaarihii iyo sicir bararkii waxa inoogu darsamay suuq madoow oo aan weliba la garanayn halka loogu hagaagayo.