Guddiga Doorashooyinka Oo La Filayo Inay Maanta Ku Dhawaaqaan Natiijada Doorashada

38
4298

Hargeysa(Geeska)-Guddiga doorashada qaranka ayaa maanta ku dhawaaqaya natiijada doorashada madaxtooyada oo ay shacabku u dareereen 13 November.

Natiijada oo shacabku maalmihii u dambeeyay aad u sugayeen ayaa u muuqata inay guddigu maanta si rasmi ah ugu dhawaaqi doonaan, waxaana la filayaa inay martiqaad u sameeyaan saddexda murashax ee tartamay, laakiin lama oga in xisbiga Waddani oo doorashada ku tilmaamay mid madmadow badani ku jiray inuu ka qayb geli doono iyo in kale.
Natiijada guddiga doorashada ayaa ah mid hordhac ah, waxaana xalaalayn doonta maxkamadda sare.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here