Geeska Afrika Wuxuu Dhamaan Umada Muslimiinta Ah Ku Bogaadinayaa Ciida Barakaysan Awgeed

0
535

ciixaHargeysa (Geeska)- Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha wargeyska Geeska Afriki waxay munaasibada ciida hambalyo u dirayaan dhamaan umada muslimiinta ah meel kastoo ay joogaan, waxaanay leeyihiin ciid mubaarak, kuli caam wa-antum bilkhery.

 

Dhamaan macaamiisha iyo akhristayaasha wargeysaka iyo shabakada wararka ee Geeska.net waxaanu ilaahay uga baryeynaa in sanadkan sanadkiisa kale uu ku gaadhsiiyo nabad qab iyo bash bash.