Falsafadda Iyo Akhlaaqda Wanaagasan: Ahmed Adam Cali (Haybe)

16
742

Falsafadaha ay dadku ku abuureen dunidan  si ay ugu dhex noolaadaan ayay ku yar tahay inay is waafijiyaan baahida jidhka iyo fikirka hamiga weyne xambaarsan ee Aakhiro iyo halka loo socda.

Falsafadah qaarkood waxay ku qotomaan burburinta baahida jidheed iyo in la iska furfuro silsiladaha raaxada dhereg dhaafka ah ( Suufiyad} .  Qaarkoodna waxay ku talax tegyaan helida iyo raaxada aduunyada si kast halagu keene.

Eeg Bogga 5aad

 

 Sidaas awgeed Islaamku wuxu leeyahay dhaqan iyo akhlaaq ku qotonta dhisidda nolol dhamaystiran mana banaynayo suufinmo jiidatay  oo ka dhaqaaqaday dunidan iyo wixii dusheeda   yaalba, kumana jirto in loo nolaado ilaa xad dhereg dhaaf ah.

Comments are closed.