Ergada Dhexdhexaadinta Oo La Filayo Inay Maanta La Kulmaan Madaxweyne Biixi

0
827

 

Hargeysa(Geeska)-Ergada Madaxweyne Biixi iyo xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ka dhex waday dhexdhexaadinta iyo isu soo dhawaynta ayaan weli ku guulaysan inay la kulmaan Madaxweyne Biixi.

Ergada ayaa rajo wanaagsan ku qaba inay maanta kulan la yeeshaan Madaxweyne Biixi, iyagoo hore ula kulmay Wasiirka arrimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed iyo madaxda Waddani oo uu horkacayo guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here