Dr. Xaglatoosiye Oo Buhodle Kaga Dhawaaqay Inuu Aqbalay Baaqii Nabada Ee Madaxweyne Siilaanyo

0
531

xaglaBuhodle(Geeska)-Hoggaamiyihii hore ee maleeshiyaadka SSC Dr. Saleban Ciise Axmed (Xaglatoosiye), ayaa magaalada Buhodle kaga dhawaaqay inuu aqbalay baaqii nabadeed ee Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee la xidhiidhay colaadda Buhodle iyo soo afjaristeeda.

Dr. Xaglatoosiye oo uu Madaxweyne Siilaanyo magaalada Dubai kula kulmay dabayaaqadii bishii June, ayaa wuxuu shalay soo gaadhay magaalada Buhodle, isagoo ka soo kicitimay magaalada Garowe ee maamulka Puntland, waxaanu Buhodle ka sheegay inay lagama maarmaan tahay in la aqbalo nabadda Somaliland ku baaqday. Sal