Dacwadii Faysal Cali Waraabe Oo La Sheegay In Maxkamadda Gobalka Maroodi-jeex Loo Gudbiyay

0
1011

 

Hargeysa(Geeska)-Dacwad ka dhan ah guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa shalay si rasmi ah loogu gudbiyay maxkamadda gobalka Maroodi-jeex ee magaalada Hargeysa. Xubno ka tirsan xisbiga UCID ayaa sidaas u xaqiijiyay Geeska Afrika.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here