Ciid Wanaagsan

1
872

Wargeyska Geeska Afrika, wuxuu guud ahaan hambalyo u dirayaa Muslimiinta adduunka ee maanta ciidaya ciiddal carafa, waxaanu si gaar ah hambalyo ugu dirayaa shacabka reer Somaliland oo maanta u dabaal degaya munaasibadan ciidal Carafa.

Geesta kale, Wargeyska Geeska Afrika, wuxuu akhristayaashiisa ku wargelinayaa in Cadadkii Wargeyska ee soo bixi jiray maalin kasta oo Arbaca ah aanu Arbacada beri soo bixi doonin munaasibadda ciiddal Carafa darteed. Sidaas daraadeed wuxuu akhristayaashiisa sida taxana ah ugu xidhan ku wargelinayaa inay sidaas ula socdaan, waxaanu wargeysku sidii caadiga ahayd u soo bixi doonaa laga bilaabo khamiista, Haddii Alle yidhaahdo.

 

 

Comments are closed.