Caawa iyo Qaboojiya

0
513

 

qaboojiyaDadweynaha reer Hargeysa ee xiiseeya fanka waxa loogu bushaaraynayaa in fanaanka Cabdi Jaamac Caabi (Qaboojiye) uu caawa qaban doono bandhig faneed aad u qiimo badan. Bandhigaas oo ka dhici doono hoteelka crown hoteel ee Hargeysa, waxa lagu galayaa $ 20 (Labaatan Dollar), waxaana fanaanka Mr. Qaboojiye ku wehelin doona fanaaniinta kala ah Ikraan Jaamac, Saxardiid Maxamed Saxardiid, Kamoco iyo kuwo kale. Ha moogaan bandhig faneedkaas uu reer Hargeysa ugu tallo galay Mr. Qaboojiye.

 

Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh Tel: 9198090 (Somtel) ama 4801313 iyo 4025414 (Telesom)