caawa dareenku wacanaa, hawaduna dugsoonaa

0
1111

u_36186d_2011-5-17-23-30-9f_18caawa dareenku wacanaa, hawaduna dugsoonaa, duniduna qurxoonaa,
dabacsanaa wajiyadu, dadkuna faraxsanaa, ma qaran loo dadaalay, da´adiisu labaatan gaadhay, damaashaad la sugayay, somaliland dacalkaa, dalkii iyo qarankii, dumarkii iyo caruurtii, duqaydii iyo siyaasi ciidankiina lagu daro, deegaankii dhamaantii, ..loo dabaal degayaa, du…sha calanka loo hayaa dadku dhaman somaliland happy 18 may ilove you dhaman somalilanders.

Princess Nuura Somaliland