2017 Sannadkii Kala Fogaanshaha Iyo Kaftanka Siyaasiyiinta Somaliland

23
3060

1.Waddani Iyo Guushii Oo Kala Fogaaday

  1. Maxamuud Xaashi Iyo Madaarkii Oo Kala Fogaaday
  2. Qabo Iyo Wasiirnimadii Oo Kala Fogaaday
  3. Baashe Cawil Iyo Danihiisii Gaarka Ahaa Oo Kala Fogaaday

5.wasiiradii hore qaar iyo Muuse oo kala fogaaday

Alle ayaa mahad leh sanadkii 2017 inoogu dhameeyey nabad iyo deggenaansho guud(ciddii dhib gaar ahi ay soo gaadhay Allah ha uga gargaaro samirna ha ugu deeqo)

Sidaas oo ay tahay, haddana Somaliland iyo meelo badan oo addunka ah waxa sanadkii 2017 ee dhamaaday ka dhacay kala fogaansho ku timi dawlado, bulshooyin iyo dad gaar ahba. Waxa kale oo kala fogaaday dad iyo himiladoodii. Dad iyo hantidoodii. Dad iyo hawlahoodii.

Somaliland:

  1. Quluubta bulshada oo kala fogaatay doorashadii darteed
  2. Waddani iyo guushii oo kala fogaaday.
  3. Wasiiradii hore qaar iyo Madaxweyne Muuse oo kala fogaaday
  4. Somaliland iyo hawadeedii oo kala fogaaday.
  5. Doolarka iyo Somaliland Shilling kii oo kala fogaaday.
  6. Maayarka Hargeisa iyo shicibkiisii qayb oo kala fogaaday.
  7. Bileyskii iyo dhallintii oo kala fogaaday
  8. Maxamud xaashi iyo madaarkii Cigaal oo kala fogaaday
  9. Muj. Maxamed Kahin iyo Guddoomiyenimadii Kulmiye oo kala fogaaday
  10. .Xiddigaha geeska iyo abwaan Laab-saalax oo kala fogaaday.
  11. Cali-mareexaan iyo dhulkii dawladda oo kala fogaaday

12.Qabo iyo wasiirnimadii oo kala fogaaday

  1. Baashe Cawil iyo danihiisii gaarka ahaa oo kala fogaaday
  2. Xildhibaan Nacnac iyo madaxtooyadoo oo kala fogaaday

Soomaaliya

*Madaxweynahu wuxuu si xawliya u bilaabay isku soo dhoweynta bulsho.

  1. Farmaajo iyo Hawiyihii baa kala fogaaday.
  2. Farmaajo iyo Maamul Goboleedyadii baa kala fogaaday.

 

Ethiopia:

  1. Oromadii iyo Somalidii Ethiopia ayaa kala fogaaday.

Kenya:

1.dadkii  baa kala fogaaday oo si xun u qaybsamay.

Zimbabwe:

  1. Madaxweyne Robert Mugabe iyo xisbigiisii baa kala fogaaday oo xukunkii ka qaaday.

Tanzania:

1.Madaxweynihii iyo dimuquraadiyaddii baa kala fogaaday.

  1. Xukuumaddii iyo kiniisadahii baa kala fogaaday.

Koonfur Afrika

  1. Madaxweyne Zuma iyo xisbigiisii ANC baa kala fogaaday. In xilka laga xayuubiyo ayuu qarka u saaran yahay.

Masar iyo Sudan baa kala fogaaday.

Tunis iyo UAE  baa kala fogaaday.

Saudi Arabia,UAE,Masar,Bahrain iyo Qadar iyo Turkiga baa kala fogaaday.

Xuutiyiintii iyo Cali Cabdale Saalax ayaa kala fogaaday.

Lubnaan iiyo Saudi Arabia ayaa kala fogaaday.

Turkiga iyo NATO kala fogaaday

USA IYO Dawladaha addunka badidoodaa kala fogaaday.

Falastiinidii iyo Quddus baa kala fogaaday.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here