GUUGUULE IYO MAANTA

0
999

Horta waxaan idin weydiiyay distoorkeenu imisa fasax ayuu madaxweynaha siiyay sannadkii oo uu arrimo gaar ah ugu baxo dibadda. Ilayn sannadkan oo keliya waa safarkii saddexaad’e. Waxaan moodayay in Marxuum Cigaal wakhti sii horaysay inagu yidhi “Waxa la ii doortay dal aanan fasaxayga qaadan karin duruufaha jir dartood oo aan hadh iyo habeen u shaqeeyo.” Alloow kuu naxariisto.