Yaa Garanaya Muuqaalka Maydkan Shilka Baabuur Ku Geeriyooday?

1
829

 

maydAniga oo ah Cabdi Sheekh Cali waxaan umada reer Somaliland si naxariisle uga codsanayaa, gaar ahaan cidii garanaysa marxuumka halkan ku sawiran oo gaadhigaygu ku jiidhay inta u dhaxaysa magaalada Hargeysa iyo Berbera  inay nagala soo xidhiidhaan magacyada iyo Telefonada halkan ku qoran.

Marxuumka waxaa jiidhay gaadhi Marki II ah, maalintii ay bisha Ramadan 1 ahayd, xili ay saacadu ku beegnayd duhurnimadii Ramadan, waxaana aasay dawlada hoose ee magaalada Berbera markii la waayey cid sheegata. Hadaba waxaan mar labaad cidii garanaysa ka codsanayaa inay nagala soo xidhiidhaan ciwaanada hoos ku qoran.

Cabdi Sh Cali 4414125

Yuusuf Cabdi Cali 4433162

Aadan Kayse Taliye ku xigeenka saldhiga Burco 4439591

Maxamuud Ducaale Saleebaan (Talaabo) 4446349

Comments are closed.