Xukuumadda Somaliland oo Cashuurt Ku Kordhisay Jaadka Dalka Soo Gala

0
369

 

Hargeysa(Geeska)-Wasaaradda Maaliyadda ayaa cashuur ku kordhisay jaadka dalka soo gala, waxaanay ganacsatada qaadku ka muujiyeen cashuur kordhintaas cabasho.

Ma jiro war rasmi ah oo ay wasaaradda maaliyadu ku xaqiijisay cashuur kordhintan, laakiin warar uu Geeska Afrika helay ayaa xaqiijiyay in baagga jaadka ah lagu kordhiyay cashuur u dhiganta 10%.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.