Warar Xukuumadda Oo Ka Hadashay Xadhiga Internetka Oo Ay Dawlada Djibouti Sheegtay Inay Soo Marinayso Berbera By Jamaal A. Yonis - January 22, 2020 0 902 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa(Geeska)-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inaanay dawladda Djibouti wax xidhiidh ah kala soo samaynin xadhig Internet oo magaciisu yahay DARE oo ay dawladda Djibouti ku dhawaaqday inay soo marinayso badda Berbera.