Xukuumadda Oo Ka Hadashay Xadhiga Internetka Oo Ay Dawlada Djibouti Sheegtay Inay Soo Marinayso Berbera

0
871

 

Hargeysa(Geeska)-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inaanay dawladda Djibouti wax xidhiidh ah kala soo samaynin xadhig Internet oo magaciisu yahay DARE oo ay dawladda Djibouti ku dhawaaqday inay soo marinayso badda Berbera.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here