Hargeysa (Geeska) – Maxamed Xuseen Jaamac (Raambo) oo ka mid ah Mudenayaasha Golaha cusub ee Wakiillada Somaliland, ayaa Maanta Magaalada Hargeysa Qado-sharaf ugu sameeyay Xildhibaannada Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE.
Munaasibadd Qado-sharafta ah, ayaa waxa kale oo ka qayb-galay xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada Somaliland, Ergayga Somaliland u qaabilsan Qaramada Midoobay, Siyaasiyiin iyo Marti-sharaf Kale.
Warkaasi oo Faahfaahsan halkan Hoose Ka Daawo
Geeska.net/Hargeisa Office