Xildhibaan RAAMBO Oo Qado-sharaf U Sameeyay Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Ee Xisbiga KULMIYE

0
696

Hargeysa (Geeska) – Maxamed Xuseen Jaamac (Raambo) oo ka mid ah Mudenayaasha Golaha cusub ee Wakiillada Somaliland, ayaa Maanta Magaalada Hargeysa Qado-sharaf ugu sameeyay Xildhibaannada Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE.

Munaasibadd Qado-sharafta ah, ayaa waxa kale oo ka qayb-galay xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada Somaliland, Ergayga Somaliland u qaabilsan Qaramada Midoobay, Siyaasiyiin iyo Marti-sharaf Kale.

Warkaasi oo Faahfaahsan halkan Hoose Ka Daawo

 

Geeska.net/Hargeisa Office