Xildhibaan Deegaanka Ah Oo Lascanod Lagu Toogtay Oo Dhaawaciisa Hargeysa La Keenay

0
454

 

Picture2Hargeysa (Geeska) – Cisbitaalka GARGAAR ee Magaalada Hargeysa, ayaa lagu daweynayaa xildhibaan Cabdilaahi Digaale Cali oo ka mid ah golaha deegaanka degmada Laascaanood, kaas oo habeen hore lagu toogtay