Xeerka Kufsiga Somaliland: Fasiraada Xeeleysan Iyo Bohasha Lagu Wado 

34
4501

Hodan-degan Cabdi

Waxaa maalmahan si qorsheysan oo abaabulan uga socdey qeybaha kala duwan ee warbaahinta dagaal lagula jiro xeerka Kufsiga Xeer lambar 78/2018, ee Madaxweynahu saxeexay bishii August 28keedi 2018.

Qolyahan xiiqsan ee doodayaa horta ma qirsan yihiin in kufsi jiro, oo kufsi wadareed jiro oo xataa wiilasha yar-yar la kufsado iyo islaamahaba! Taa waxaa ka sii daran in uu miyi iyo magaalaba ka dhaco. Qolyahani haddii ay diinta iyo dhaqanka suuban ilaalinayaan maxey mar uun uga  haddli waayeen halkey joogeen markii inanta yare e 6 jirka ah malcaamada quraanka dhexdeeda macilinkeedi ku kufsadey, markii inamo yar-yar oo 6 ilaa 8 jiru dhaxeeya la kufsadey oo weliba niman kufsadeen, markii islaan faqiir ah oo cidla buul ah degan saddex nin oo xoog leh isugu tageen oo wax ka dayeen markii, markii…

Haddaba xeerkani wuxuu ku saleysan yahay baahida dhacdooyinka kufsiga ee dalka  ka jira, kuwaas oo sii xogeysaneyey marba marka ka dambeysa laga soo bilaabo ilaa 2006. Sida ku cad warbiximaha tirada kufisiga ka dhacey Somaliland wuxuu sheegayaain bilaha qaarkood uu gaadhey in ka badan 200 oo kufsi .

Waa masuuliyad ay gabeen cid kasta oo xil ka saarnaa sida wadaada, sharciyaqaanada, siyaasiyiinta xisbiyadda iyo aqoon yahankuba. Dagaalkan iminka bilaabmey ee xeerku  cidda ka dambeysa ee daaha dabadiisa ka riixeysa  siraha u qarsoon iyo ujeeddada ay ka leeyihiin wey iska cadahay. Qolyahani iyaga oo og xaddiga dhibaatada kufisiga ee dalka ka jirta iyo baahida loo qabo xeerkan ayaa waxay si xeeladeysan oo  aan gabasho laheyn ay fariin ugu dirayaan Madaxweynaha dalka iyo golayaasha sharci dejinta  ee Somaliland.

Waa xagal-daacin lagu wado nidaamka dalka iyadoo laga abaarayo  sharci-dejinta isla markaana la doonayo in daaha la saaro oo la dabaalo baahida ay qabto  muwaadinad ama muwaadin dhibateysan oo u baahan in sharciga dalkeedu/dalkiisu u hiiliyo si ay u hesho/helo xaqa ay u leeyihiin in dhibanyaasha isla markaana dambiilahu/dambiilayaaashu  u helaan ciqaabta ay muteysteen oo ah in ay qof ku khasbeen iyagoo xoog isticmaalaya waxaaney  raalli ka aheen oo ah KUFSI!

Haddaba aan isla fahamno  dadka soo jeediyay doodaha qoraalka  ama kuwa ka hadlaya ee iska dhigaya in ay cid matalaan aqoona u leeyihiin diinta iyo sharciga iyagoo  xeerkana ku sheegaya in uu  yahay mid shareecada islaamka ka hor imanaya baadil na ah. Sida aan qabo  waa niman fool eri ah oo ay dadqarsoon xagga dambe ka  soo riixayaan si ay danahooda uga fushadaan oo ah in Somaliland ay ka tagto wixii lagu heshiiyey oo ah nidaam dimoqraadiyad, wada tashi iyo dawlad wanaag ku dhisan  loona guuro nidaam aaney cadeyn dariiqa loo marayo iyo cidda hageysa toona. Waxay dhagartan qarsooni uga faa’iideysaneysaa aqoonta  bulshadeena  ee ku  dhisan waxa la yidhi oo ah mid ka fog xaqiiqda dhabta ah.

Waxaa cadeynayaa in xeerkan aaney ku jirin wax la dhibsadaa isla markaana aanu ka horimaneyn anshaxa wanaagsan iyo diinta.

Fal-celinta aan aqoonta ku dhisneyn ee la yidhi  waxaan doonayaa in aan hal ama laba ka cadeeyo sida wax uga jiraan .

  • Niman xildhibaano oo guurtida ka hadleyey, xisbiyada iyo qareeno  waxay maalmahan oo dhan iskaga dabacelineyeen in xeerku shareecadda ka soo horjeedaa waayo sinnada ayuu baneynayaa. Sinnada quraanka ay sheegey ciqaabteedana xadidey.  Laakiin hadalkoodu wuxuu kashifey aqoontooda iyo halka ay gaadhsiisantahay waayo KUFSIGA iyo SINNADU waa kala gadisan yihiin. Midna waa khasbid awoodeed ama khiyaano loo isticmaalayo qof u nugul in waxaanu raalli ka aheyn lagu sameeyo, midna waa wax  heshiis lagu . Shareecaddu si toos aha ugama hadlin kufsiga laakiin culimada hore waxay ku fasireen in kufsigu aanuu aheyn qeyb ka mid ah sinnada balse loola tacaalayo sidii dambi qasabid iyo  keenaya  xasilooni darro bulsho iyo nabdegalyadana wax u dhimaya. Culimada diintu waxay qofka kufsiga galey ku qiimeyeen in uu yahay mid khatar ku ah bulshada iyo nabedgelyada wadanka isla markaana loo ciqaabo qof dambiile ah
  • Soomaliland waxaa lagaga dhaqmaa 3 sharci oo kala ah dhaqanka, shareecadda iyo sharciga la sameeyey sida ka madaniga ah iyo ka ciqaabta.  Saddexda sharciba waa dhaqan gal, qof walina ka uu doono ayaa raadsadaa. Haddaba weli meynaan arag shareecada oo lagu xukumey qof sineystey iyo mid la kufsadaytoona. Ka dhaqankase waa la yaqaanaa oo waa in inanta loo guuriyo ninkii kufsadey ama xaal la siiyo. Laakiin aqriste waxaa soo baxey Kufsi wadareed wiilal iyo gabdha ah. Waxaa soo baxey dad dhimirka wax ka qaba oo wax laga raadsadey, waxaa jira caruur sabi ah oo la dulmey oo mayeedhaan ah markaa maxaa lagu xukumayaa dambiyadaas.  Saw markaa qasab maaha in xeer dejinta iyo dawladdu soo saarto shuruuc la jaanqaada waqtiga iyo dambiyada dhacaya. Xeerkan waxaa curintiisa lahaa baarlamanka wuxuuna la kaashadey ururadda bulshada in ay ka caawiyaan shirarka la tashiga ah ee ku saabsan arrimaha kufsiga si loo xaqiijiyo noocyadiisa iyo sida uu u dhaco. Haddii ay taasi dambi tahay waxaa dambi noqonaya waxa alaala iyo wixii xeer ahaa ee la ansixiyey oo inta badani dariiqaa la tashiga iyo wada shaqeynta soo marey sida ka caafimaadka , ka shaqaalaha, ka doorashooyinka iyo kuwo kale oo badan.  Gebagabo Saddex arrimood waa in aan isla fahamno:
  1. Inuu Kufsigu noqday aafo sii kordhaysa loona baahan yahay in la qiro baaxada iyo noocyada uu u dhaco haddii kale amaanka iyo dhaqanka qoysaskeena ayaa faraha ka bixi doona oo dhibaatadu kuma koobnaan doontoo dad gaar ah oo  xaaladooda  dhaqan-dhaqaale u nuglaysa dhibaatooyinka uu kufsigu ka mid yahay.
  2. Inay had iyo jeer jiri doonaan saaxada siyaasada akhshaas ujeedooyin kala duwan leh kuwaas oo markay is-jiidhaan had iyo jeer bulshada kula soo dhex dhaca khilaafkooda iyagoo doonaya inay kala jiitaan masiirka ummada. Inaynu ka aqbalno maaha mucaaradnimadu in ay meel kasta gasha.
  3. In qoraalka xeerarka iyo xeer dejintu ay yihiin shaqo lagu soo takhasuso ee aanay ahayn mid ay cid walba geli karto. Weliba waa in la wada fahmaa inay xeerarku sii kala farcamaan oo lagu sii kalo takhasuso, sida “international law”, “constitutional law”, “civil law”, “criminal law”, “family law”, “maritime law”, iwm. “Qareen” ayaan ahay maaha in loo fahmo mawduuc kasto oo sharciga la xidhiidha ayaan dhex jibaaxi karaa. Waa sababaha shakiga ku abuuraya qofka suuq-jooga ah ee aan fahamsanayn sida loo qoro xeerarka marka lagu yidhaa xeerkani Sinnadii ayuu baneeyay. Sababta keliya ee la adeegsanayaana waa madaama aanu xeerkani Sinnada soo hadal qaadinba.

Inay adag tahay in la wada saxo wax kasta oo gacanta markii ugu horaysay loo qaaday. Marka la taabo geliyo ee lagu shaqeeyo ayay saani u soo baxaan daldalooladu. Waana sababta ay wadamada aduunku had iyo jeer dib u habayn ku sameeyaan siyaasadahooda (policies), xeerarka iyo qorshayaasha ay ku hawl galaan.   Xaaladani waa qaar ka mida ah kuwa ku gadaaman xeerkan Kufsigu waxaana muhiim ah in had iyo jeer la eego xaaladaha jira si xalka saxa ah loo helo haddii kale halis waxaa loo yahay in dhibaatada jirta magac kale lagu sheego (“mis-diagnosis”).  Waxa jiro meelo badan oo arrimaha bulshada waxa laga tari karo oo badan oo beylah ah sida qaadkan aafada noqdey, daroogadu iyo sinadduba ka mid yihiin markaa haddii xeer shareecadda ah lagu qaadayo dee waa meel banaan una baahan shaqo iyo hirgalinteeda markaa dee taaba gala – waan hubaa in rag badan oo maanta buuqaya in dil lagu xukumi lahaa!!   Ugu dambeyn waa ayaandarro kale in durbaba xeerkii in ka yir bil jirey  xukuumaddu tidhaa dib-u eegis baa lagu sameynayaa. Miyaan markiis taasi cadeyneyn in ay jiraan xoogag qarsoon oo daaha dabadiisa wax ka hagaya isla markaana la baqoyo!!! .

Hodan-degan Cabdi

34 COMMENTS

  1. Hey there just wanted to give you a quick heads up. The text in your post seem to be running off the screen in Internet explorer. I’m not sure if this is a formatting issue or something to do with web browser compatibility but I figured I’d post to let you know. The layout look great though! Hope you get the issue solved soon. Cheers

  2. I’ve learn several good stuff here. Certainly value bookmarking for revisiting. I surprise how much effort you set to make such a excellent informative web site.

  3. I needed to create you this very little word to help give thanks yet again considering the stunning tactics you’ve featured here. It’s pretty generous of you to present easily what exactly most people could possibly have made available as an ebook in order to make some bucks on their own, mostly considering that you might have tried it if you decided. These guidelines as well worked like a great way to recognize that other individuals have a similar dream much like my very own to figure out great deal more pertaining to this matter. I am certain there are several more fun moments ahead for folks who looked at your blog post.

  4. Awesome blog! Is your theme custom made or did you download it from somewhere? A design like yours with a few simple adjustements would really make my blog shine. Please let me know where you got your design. With thanks

  5. Hi, i think that i saw you visited my site so i came to “return the favor”.I’m trying to find things to improve my website!I suppose its ok to use some of your ideas!!

  6. Sorry for the massive assessment, but I’m genuinely loving the fresh new Zune, and anticipate this, as very well as the perfect opinions some other us residents comprise prepared, will aid on your own make your mind up if it’s the instantly final decision for by yourself.

  7. We are a group of volunteers and opening a new scheme in our community. Your site provided us with valuable information to work on. You’ve done a formidable job and our whole community will be grateful to you.

  8. I would like to show my appreciation to this writer for bailing me out of this type of condition. Right after researching throughout the online world and obtaining proposals that were not productive, I assumed my life was well over. Living minus the strategies to the difficulties you’ve sorted out as a result of your posting is a crucial case, as well as ones which could have badly damaged my entire career if I hadn’t encountered your web site. Your own personal talents and kindness in maneuvering a lot of stuff was important. I don’t know what I would have done if I had not encountered such a subject like this. I am able to at this time look forward to my future. Thank you so much for your specialized and result oriented guide. I won’t be reluctant to suggest your blog to any person who should receive guidance about this issue.

  9. I do agree with all of the ideas you have presented in your post. They are very convincing and will certainly work. Nonetheless, the posts are too quick for novices. May you please extend them a bit from next time? Thanks for the post.

  10. I like what you guys are up too. Such clever work and reporting! Carry on the superb works guys I have incorporated you guys to my blogroll. I think it will improve the value of my website :).

  11. Zune and iPod: Optimum Those people assess the Zune toward the Contact, nevertheless immediately after observing how slim and incredibly minimal and light it is, I look at it toward be a quite exclusive hybrid that brings together features of the two the Contact and the Nano. It is fairly colorful and lovely OLED display is slightly scaled-down than the touch screen, still the participant alone feels Extremely a little bit smaller and lighter. It weighs concerning 2/3 as considerably, and is substantially smaller in width and height, although becoming accurately a hair thicker.

  12. Arms down, Apple’s application retailer wins as a result of a mile. It can be a enormous option of all kinds of applications vs a alternatively unsatisfied option of a handful for Zune. Microsoft has courses, in particular in just the realm of video games, still I am not certain I might want in direction of guess on the upcoming if this attribute is substantial to you. The iPod is a significantly far better determination within just that situation.

  13. Excellent blog here! Also your website loads up very fast! What web host are you using? Can I get your affiliate link to your host? I wish my web site loaded up as fast as yours lol

  14. I have been surfing online more than three hours today, yet I never found any interesting article like yours. It’s pretty worth enough for me. In my opinion, if all web owners and bloggers made good content as you did, the net will be much more useful than ever before.

  15. The contemporary Zune browser is amazingly good, however not as Wonderful as the iPod’s. It works very well, nevertheless is not as instant as Safari, and is made up of a clunkier interface. If your self from time to time software upon taking the internet browser that’s not an issue, nevertheless if you are developing in direction of study the web alot from your PMP then the iPod’s more substantial display screen and better browser may perhaps be significant.

  16. I am extremely impressed with your writing skills and also with the layout on your weblog. Is this a paid theme or did you modify it yourself? Either way keep up the excellent quality writing, it is rare to see a great blog like this one these days..

  17. I must express appreciation to this writer for bailing me out of this particular matter. Because of scouting through the online world and obtaining methods that were not beneficial, I thought my life was done. Being alive minus the answers to the issues you have resolved through your main write-up is a serious case, and the ones which could have in a negative way affected my entire career if I hadn’t noticed your website. Your actual natural talent and kindness in maneuvering a lot of stuff was excellent. I am not sure what I would have done if I had not come upon such a stuff like this. It’s possible to at this point relish my future. Thank you so much for this skilled and amazing guide. I won’t think twice to endorse your web blog to any person who will need tips about this subject matter.

  18. Apple currently incorporates Rhapsody as an application, which is a superb begin, but it is at this time hampered by way of the lack of ability toward retail outlet locally upon your iPod, and includes a dismal 64kbps little bit rate. If this improvements, then it will somewhat negate this advantage for the Zune, nonetheless the 10 new music for each thirty day period will continue to be a huge in addition in Zune Pass’ choose.

  19. The Zune concentrates upon being a Transportable Media Player. Not a world wide web browser. Not a match machine. Potentially in the long term it’ll do even far better inside of those people areas, however for at the moment it really is a Good way in the direction of prepare and hear in direction of your songs and flicks, and is devoid of peer inside of that regard. The iPod’s positive aspects are its world wide web visiting and programs. If all those sound further powerful, quite possibly it is your simplest option.

  20. Excellent beat ! I wish to apprentice while you amend your web site, how can i subscribe for a blog site? The account helped me a acceptable deal. I had been a little bit acquainted of this your broadcast provided bright clear idea

  21. I just want to tell you that I’m very new to blogging and site-building and really loved this web page. Almost certainly I’m want to bookmark your blog post . You absolutely come with amazing articles. Appreciate it for sharing your web-site.

  22. I am just writing to let you know what a exceptional experience my princess had viewing yuor web blog. She came to find numerous pieces, which included what it is like to possess a wonderful helping heart to have the mediocre ones smoothly learn several very confusing issues. You actually did more than our expectations. Thank you for supplying those interesting, dependable, educational as well as unique guidance on your topic to Emily.

  23. I want to show some appreciation to this writer for bailing me out of this type of predicament. Right after searching throughout the the web and obtaining techniques which were not helpful, I believed my life was well over. Living without the presence of strategies to the problems you’ve resolved all through your entire blog post is a crucial case, and those which could have adversely damaged my entire career if I had not discovered the blog. Your main training and kindness in playing with every aspect was tremendous. I don’t know what I would have done if I hadn’t come upon such a thing like this. I can also at this moment look forward to my future. Thanks for your time so much for your skilled and results-oriented guide. I will not hesitate to propose the sites to anybody who will need counselling about this problem.

  24. My wife and i were cheerful Raymond managed to finish up his inquiry via the precious recommendations he grabbed through the site. It’s not at all simplistic to just find yourself giving freely tips and tricks which many people may have been trying to sell. We already know we now have you to appreciate for this. All the explanations you have made, the simple website menu, the friendships you can assist to foster – it’s everything fantastic, and it’s really assisting our son and us understand this article is amusing, which is extremely vital. Thank you for the whole thing!

  25. I truly wanted to construct a small message in order to express gratitude to you for all of the stunning secrets you are posting at this site. My incredibly long internet investigation has at the end of the day been paid with good information to talk about with my visitors. I would declare that many of us visitors actually are unequivocally endowed to dwell in a great community with so many special people with great guidelines. I feel pretty fortunate to have come across your entire webpages and look forward to many more entertaining minutes reading here. Thank you again for all the details.

  26. I precisely wished to thank you very much once again. I’m not certain what I would have tried in the absence of these pointers discussed by you relating to such a subject matter. Previously it was an absolute horrifying case for me personally, but witnessing the very professional tactic you handled it made me to weep for gladness. I’m happier for the assistance and have high hopes you are aware of an amazing job you were accomplishing instructing other individuals through a web site. More than likely you have never come across any of us.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.