“Waxaan u mahadcelinayaa murashax Muuse Biixi Cabdi” Xoghayaha abaabulka dhallinyarada KULMIYE ee qaarada Yurub

0
699

12795402_10153899993517348_4569403274125957320_nWaxaa Mahad leh Rabi SWT Mahad Rabi kabacdi Waxaan umahad naqayaa Gudoomiyaha Kulmiye Ahna Musharaxa madaxwaynaha Xisbiga KULMIYE Mudane Muuse Biixi Cabdi Xilka uu magacaabay EE Ah Xoghayaha abaabulka Iyo wacyi galinta dhalinyarada Qaarada Yurub Waxa kale oon umahad naqayaa dhamaan taageerayaasha Xisbiga KULMIYE meelkasta oo ay dunida kajoogaan Waxaan kale oon umahad naqayaa Ehelkayga Iyo Asxaabta Tirada badan ee Isoo hambalyeysay Waxaan Ilaahay kabaryayaa inuu igu garab galo xilkaa lay igmaday Illaahay ayaawayn ninkii aaminaa awood leh .Description: https://fbstatic-a.akamaihd.net/rsrc.php/v2/y4/r/-PAXP-deijE.gifXoghayaha Abaabulka Iyo wacyigalinta Dhalinyarada qaarada Yurub ee Xisbiga KULMIYE Xamse Siyaad Aw Cabdi