Wasaarada Horumarinta Caafimaadka

0
1895

Wasaarada horumarinta caafimaadka Somaliland, iyada oo ka fulinaysa balanqaadyada xukuumada iyo hiigsiga madaxda sare ee wasaarada caafimaadka ujeedaduna tahay sidii loo horumarin lahaa adeegyada kala duwan ee ay wasaarada caafimaadku masuulka uga tahay qaranka.  Wasaarada horumarinta caafimaadku waxay dib u habayn iyo kordhin ku samayn doontaa dayrka wayn ee cisbitaalka  Laasocaanood, dayrka cisbitaalka oo gaaban awgiis.

Cabirka dayrka cisbitaalka oo ah = 58m*14m

Cabirka dherer ee imika = 2meter

Cabirka dhisme lagu kordhin doono= 1 meter

Cabirka taar bir ah iyo angladiisi= 70cm

Shirkadda u diyaar ah dhisitaanka dayrka fadlan ha ku soo hagaajiso xarunta guud e wasaarada caafimaadka, Hargeisa inta ka horaysa 20/10/2019 2:00 duhurnimo, ama ha u soo direen emailadan :

bashiiridiris26@gmail.com ,abdikarimm2@gmail.com , canjeex555@gmail.com

Waxa xusid mudan in shirkada danaynaysa looga baahan yahay sharciyada shirkada, khibradeeda shaqo iyo qiimaynta dhismahan sawir ahaan iyo qiimo ahaanba.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here