Tartanka Ciyaaraha Gobalada Oo Maanta Furmaya Iyo Sida Ay Gobaladu U Wada Ciyaarayaan

0
802

Hargeysa (Geeska) Waxaa maalintii shalay Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland ku dhawaaqday isku aadka tartanka ciyaaraha Gobollada ee kubada cagta iyo kubada kolayga. Xaflada qori tuurka oo maalintii Shalay ka dhacday Hotel Imperial ayaa waxaa ka soo qayb galay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Ciyaaraha Mustafe Qodax, Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha ee Wasaarada Ciyaaraha Maxamed Nuux iyo Isu duwayaasha  Gobollada iyo qaar ka mid ah Badhasaabada Gobollada.

Eeg Bogga Ciyaaraha

 

Xafladan oo si wanaagsan loo soo qaban qaabiyey ayaa waxaa halkaas ugu horayn ka hadlay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Ciyaaraha Mustafe Qodax, Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha Maxamed Nuux iyo Guddida Qaban-qaabada tartankan oo si mug leh uga hadlay habka iyo hanaanka ay isku beegmayaan Gobolladu, iyagoo dhamaan…

Eeg Bogga Ciyaaraha

 Isu-duwayaasha 13-ka Goboll iyo Macalimiintooda ay isku aadka ka hor shaaciyeen inay kalsooni buuxda ka qabaan Isku aadka, taas oo sifo Cadaalad ah la iskugu beegay.