Taliyihii Ciidamada Booliska Sareeye Gaas Cabdillaahi Fadal Iimaan Oo Geeriyooday

0
1090

Hargeysa(Geeska)-Alle haw naxariiste waxa xalay magaalada Hargeysa ku geeriyooday taliyihii guud ee ciidamada Booliska sareeye Gaas Cabdillaahi Fadal Iimaan oo muddooyinkii u dambeeyay xanuunsanayay. Alle haw naxariiste Marxuum Cabdillaahi Fadal Iimaan, ayaa la filayaa in maanta lagu aaso magaalada Hargeysa

Taliyaha Booliska waxa loo magacaabay April 1, 2012, mudadaas ka horna wuxuu ahaa hoggaanka hawlgelinta ciidamada Booliska Somaliland ilaa dawladii Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here