Sucuudiga Oo Mamnuucay Dhuxusha Ganacsiga Ah Ee Dalkiisa Uga Tagi Jirtay Somaliya

0
554

 

heli jirtay dhuxusha oo laga dhoofin jiray dekedda magaalada Kismaayo ka hor intii aanay ciidamada Kenya oo garabsanaya maleeshiyo Soomaali ah iyo ciidanka dawladda Soomaaliya aanay gacan ku haynta magaalada la wareegin.

Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha ee boqortooyada dalka Sucuudiga ayaa amar ku siisay dhammaan rugaha ganacsiga iyo warshadaha ee boqortooyadu in ay ganacsatada dalka wax-u-waaridda gaadhsiiyaan in la mamnuucay dhuxusha ka iman jirtay Soomaaliya, sidaa awgeedna ay la gudboon tahay in ay raadsadaan suuqyo kale oo ay ka soo iibsadaan.

Shabakadda wararka ee Al-xadath