Qaybtii koobaad waxa aynu ku soo xusnay: MIISAANIYADDA, MARKA LA HUFFO, EE LA DHIMO KHARASHKA AAN LOO BAAHNAYN, DADKA J.S.L. TOBAN SANNO, AYAY KAGA BIXI SABOOLNIMADA BI’IDNI LAAH.
Waxa kale oo aan QAYBTII I. ku sheegnay: In dadweynaha J.S.L. TABAYO ARAGTI DHEER, MAAMUL-WANAAG, KAL-GACAYL IYO DAWLAD DALKA U HORSEEDDA HORUMAR.
Wasaaradahan muhimka ah, SHAXDA II: ee MIISAANIYADDA 2015, Waxa Xukuumaddu u qoondaysay, G/Wakiiladuna ansixiyay, wax aad u yar, oo KA QATTAN IDIDIILO & HORUMAR.
SHAXDA I. ee qaybtii hore, waxa ku xusan, Kayd ah: $ 116,029,960. Horumar loo isticmali karo. Haddii $75,000,000, ka mid aan u qoondeeyno WASAARADAHAN MUHIMKA AH, HORUMAR BAA LAGU TALAABSAN DHINACA: TACLIINTA, CAAFIMAADKA IYO DHINACA BEERAHA OO ISKU FILAANSHO CUNNADA LA GAADHI – INSHAA ALLAH:
|
WASAARADAHA MUHIMKA AH. |
Miisaaniyadda 2015 |
$1.0 = sls 7,000 |
HORUMAR |
1 |
Waaaradda waxbarashada & Taclinta Sare |
sls 72,602,190,058 |
$ 10,731,741 |
$ 15,000,000 |
2 |
Wasaaradda Caafimaadka |
sls 35,700,043,934 |
$ 5,100,006 |
$ 10,000,000 |
3 |
W/Kaluumaysiga & Khayraadka Badda |
sls 2,817,024,262 |
$ 402,432 |
$ 10,000,000 |
4 |
Wasaaradda Beeraha: |
sls 4,494,932,013 |
$ 642,133 |
$ 10,000,000 |
a) |
Biyaha |
sls 4,740,375,336 |
$ 677,196 |
$ 10,000,000 |
b) |
Deegaanka |
sls 5,234,219,220 |
$ 747,746 |
$ 10,000,000 |
c) |
Xoolaha |
sls 6,888,312,261 |
$ 984,045 |
$ 10,000,000 |
|
ISUGEYN |
|
$ 19,285,299 |
$ 75,000,000 |
|
W.Beeraha (4,a-c) Miisaaniyad 2015 = $ 3,559,640 |
|
|
|
|
Kaluumaysiga = $ 469,504 |
|
|
|
SHAXDA II.
Wasaaradda Beeraha: Qaybta beeraha (farm machinery requirements)
|
Qalabka Beeraha (Descriptions) |
Qiimaha (Cost) |
1 |
Bulldozer D9R |
$ 535,000. |
2 |
Scavator 329EL |
$ 205,000. |
3 |
Wheel loader |
$ 208,000 |
4 |
Lowboy trailer |
$ 90,000 |
5 |
Head-truck |
$ 105,000 |
6 |
MF-agro-Tractor 10pcs*40 ,000 |
$ 400,000 |
|
Sub-Total |
$ 1,543,000 |
|
kharashka 35% |
$ 540,050 |
|
Isugeyn guud. |
$ 2,083,050 |
|
Saddex Qaybood: Galbeed, dhexe & Bari |
$ 6,249,150 |
Qaybta Biyaha iyo Tamarta:
1 |
Buldozer D9R |
$ 535,000 |
2 |
Scavator 329EL |
$ 205,000 |
3 |
Wheel loader |
$ 208,000 |
4 |
Lowboy trailor |
$ 90,000 |
5 |
Head-truck |
$ 105,000 |
|
Isugeyn qalabka qaybta Biyaha. |
$ 1,143,000 |
|
Expense 35% |
$ 400,050 |
|
ISUGEYN GUUD |
$ 1,543,050 |
|
|
|
W. Caafimaad |
Kharashka Khubarada Dr. (specialists). Sannadkii. |
$ 400,000 |
|
Cusbataalka Harg. 230 la gaadhsiin 500 sariirood. |
$ 20,000,000 |
|
Qalab casri ah. |
$ 10,000,000 |
|
ISUGEYN CAAFIMAADKA |
$ 30,400,000 |
W.Waxbarash |
Tech. colleges (Dhismo/Qalab) |
$ 25,000,000 |
|
Jaamacadda Hargeysa, Dhismme lab. |
$ 300,000 |
|
ISUGEYN WAXBARASHADA |
$ 25,300,000 |
W. Kalumaysi |
3 Doonyood oo qalabkoodu u dhan yahay |
$ 1,400,000 |
|
ISUGEYN GUUD |
$ 64,892,200 |
Waxa aan dibadda u dhoofinnaa, waa wax aad u kooban. Xoolaha nool iyo haragga ayaa wax la sheegi karo jira. Talagalku waa inuu noqdo; ISKU-FILAANSHO CUNNO, LA DHAQO XOOLAHA si ayna u taffiir-gu’in, la beero TIMIR, iwm ee dalka ka bixi kara. Shaqo loo abuuro Da’yarta iyo dadka shaqa la’aantu dishootay. Waxa aarimahani ku suurtoobi Sida ku cad, qaybtii I. shaxdii I.
Ganacsiga la kala XADEEYO. Si Ganacsatadii dhexe u soo noolaato. Soo dejiye ku ekkaado inuu ku iibiyo dekedda. Waa in aanu yeelan ilaa KAAR-YOONAHA, oo wax uu huraa.
Waa in aarimuhu noqdaan SOMALILAND DALKAYGA IYO DADKAYGA. Tanse la aragye EEBOW NOO-DOOR.
ALLAA MAHAD LEH
Eng. Maxamed Xaashi Cilmi.