Somaliland Beelaha Gabooye Iyo Ka Qaybgalka Doorka DOORASHOOYINKA. Macquul Ma Tahay Umad Bilaa Deegaana In Ay Doorasho Ku Soo Baxdo? W/Q: Jamal mohamoud cali yare

0
837

Bismilaahi raxmaani raxiim mahad oo dhan allah ayyaa ay u sugnaatay marka xiga waxaan jeclahay in aan waxyar iftiimiyo fikir ahaantay iyo sida ay tahay waayahay ku gedaaman dadka laga tiro badan yahay ama gobooye waxaa xusin mudan intii ay Somaliland jirtay in ay mar xalado ka la duwan ay soo mareen heerarka ka qaybgal ka siyaasada ama ka muuqashasha hanaanka dawladnimo ee jamhuuriyada Somaliland ka soo bilaw ilaa barlamaankii ugu horeeyay ee Somaliland ee  hab beekeedka lagu soo dooranayay waa ay ka mid ahaayeen laakiin amrkii doorashadii barlamaana Somaliland ee ahayd one man one vote ak oo ay ku guuldaraysteen ku soo bixitaanka markaa ka bacdi waxaa la isku eegay in quoto ama si toos ay
H ay uga midnoqdaan golaha sharci dajinta dalka am goleyaasha deegaanka ee Somaliland waa ay socod wayday oo si indho la,aana aan waxba looga fulin si kasta ha loogu qiil sameeyo e hada waa ka wanagsan yihiin sanado badan ka hor oo hada ayaa ay ugu xubno badan yihiin meelo badana ka muuqdaan laakiin wali waa ka madhan Bismilaahi raxmaani raxiim mahad oo dhan allah ayyaa ay u sugnaatay marka xiga waxaan jeclahay in aan waxyar iftiimiyo fikir ahaantay iyo sida ay tahay waayahay ku gedaaman dadka laga tiro badan yahay ama gobooye waxaa xusin mudan intii ay Somaliland jirtay in ay mar xalado ka la duwan ay soo mareen heerarka ka qaybgal ka siyaasada ama ka muuqashasha hanaanka dawladnimo ee jamhuuriyada Somaliland ka soo bilaw ilaa barlamaankii ugu horeeyay ee Somaliland ee  hab beekeedka lagu soo dooranayay waa ay ka mid ahaayeen laakiin amrkii doorashadii barlamaana Somaliland ee ahayd one man one vote ak oo ay ku guuldaraysteen ku soo bixitaanka markaa ka bacdi waxaa la isku eegay in quoto ama si toos ay
yihiin golaha wakiilada iyo goleyaasha deegaanka intaba hadaba waxaa is iswaydiin mudan in ay dhaman degen yihiin guud ahaan Somaliland tuulo ilaa min gobol hadaba Somaliland waxaan ognahay ama ay tahay waxa lagu qaybsaday waa saami qaybsi beeleed oo lagu xisaabinayo deegano  ay degaan hada xagey salaadu ka xidhmi ladahay ha isku mashquulin suaashaas wayo cid bilaa deegaaanka maba ku soo bixi karto one man one vote waayo deegaan maleh tusaale ahaan hargeisa waxa ay ka degaan oo ugu wayn xaafada DAAMI guud ahaan degmada gacan libaax ayaaa ay wada degaan si teel teel ah haddii aad caqliga saliimka ah adeegsato oo aadan runta iska indha tiring inta deegaan ahaaan ay ka degaan daami t0ban kilo meter oo isku wareega ma dhana inta kalena ka sii yar ba halka bulshooyinka la dega daami ay deegaankoodu ku go,nayn meelna ilaa miyiga iyo bada ayaa ay halkaa ka galaan tiro ahan waxa lagu sheegaa ina ay Somaliland ka yihiin boqolkiiba 7% ilaa5% inta u dhaxaysa laakiin taa si wayn bay  baal marsan tahay xaqiiqda ama cabirka tirada saxda ama ugu badan waa boqolkiiba 3, hada waa qiyaasta hargeisa oo kaiya maaha guud ahaan Somaliland, hada imisa fursadood ayaa u banan oo ay kaga mid noqon karaan goleyaasha deegaanka ama barlamanka am side ayaa ay u heli karaan saami ay ku lahaayeen in ay kaga aadan jamhuuriyada Somaliland  1 waa in dastuurka wax laga badalaa ilayn maaha waxyi uu allah soo dajiyay e 2. In shuduucda ay ku shaqeyaan gudida doorashooyinka Somaliland ay furan fursadaha badan ee ay awooda u leeyihiin gudiga iyo madaxwaynuhu . 3 waa in dhamaan sadexda xirbi Qaran ay barnaamij cad oo ay ku cadaynayaan samiga dadka laga tiro badan yahay ay ku cadayeeyaan dastuurkooda iyo barnaamijkooda siyaasaded wayo ma arkin mana maqal wax afka badan oo ay ballan qaadaaan ugu yarana xiliga ololaha ayaa ay aaad u balan qaadaan in ay wax walba u samaynayaan hada ku darso wax uu jeebkiisa ka siinayo maaha xisbi kastaaye waa xaqiii muwaadin aay lahaayeen markaa guntii iyo gunaanadkii waxaan leeyahay xaqa ka la garto oo caqligu ha shaqeeyo runtana hala waa jaho.
Jamal mohamoud cali yare Livorno Italy 00393385237378