Saldhiga Imaaraadku Wuxuu Khatar Ku Y Ahay Dalkeena Maxamed Xasan Xaashi (Finad)

0
707

Saldhiga military ee Emiratku ka qoondeystey Berbera  wuxuu khater ku yahay degenaanshaha dalkeena curdinka ah iyo ka mandaqada geeska afrika tusale ahaan UAE waxay saldhigyo milateri ku leedey  boosaso iyo muqdisho waxaanay u socota saldhiga kismaanyo in  ay ka sameyso.

1

UAE  waxay taageerta dawlada taagta daran ee muqdisho oy bixiyan mushahaarooyinka ciidamada sidoo kale waxay leeyeen ciidamada Saris ee Buntland oo si fiican u qalabeysan ,saldhiga berberi laga sameeya isaguna wuxuu sahli kara in ay inagu qasbaan midnimadii soomaliya hadii dawlada fadaraarku ka codsato, taasna waxaa sii dheer xidhiidhka military ee ka dhaxeeya Masar & Emirateka oo sababi karta in ciidamo masaariyi iman karaan dekeda berbera oo caqabad ku noqon karta xidhiidhka saaxiibtinimo iyo ganacsi ee ka dhaxeeya labadeena wadan ee jaarka ah waxa iyaduna il diblomasiyeed ku eegeysa jabuuti oo xurguf dhaqaale UAE ka dhaxeeyso sidaa daraadeed belaayo ka hortag bay leedey ee ka daba tag malaha aan ka fikirno kala doorashada deriskeena iyo dal inaga fog masaafo ahaan oo dhib inoo keeni kara sida in lagaga duulo berbera koonfurta soomaliya sida alshabaab iyaguna marmarsiiyo inoogu helaan ay inoogu soo duulan.

Maxamed Xasan Xaashi (Finad)

Hargeysa