Rasmi: Liiska Xulka Germany Uga Qayb Galaya Koobka Euro 2016 Oo La Shaaciyey.

0
1064
Germany players pose for a team photo prior to the Euro 2016 group D qualification soccer match against Georgia in Leipzig, Germany October 11, 2015.   REUTERS/Fabrizio Bensch  - RTS408M
Germany players pose for a team photo prior to the Euro 2016 group D qualification soccer match against Georgia in Leipzig, Germany October 11, 2015. REUTERS/Fabrizio Bensch – RTS408M

 Germany players pose for a team photo prior to the Euro 2016 group D qualification soccer match against Georgia in Leipzig, Germany October 11, 2015. REUTERS/Fabrizio Bensch – RTS408M[/caption]Tababaraha xulka qaranka Germany Joachim Loew ayaa ku dhawaaqay liiska xulka qaranka Jarmalka uga gali doono koobka Euro 2016, kaas oo dhawaan bisha June ka bilaambi doona wadanka France.

Macalinka hogaamiya xulka difaacanaya koobka Adduunka ee Germany ayaa soo xushay 27 ciyaaryahan oo ka kala ciyaara horyaalada wadamada Yurub ugu caansan. Xulka qaranka Germany oo looga bartay inaan isbadal badan lagu samayn liiska ciyaar yahanada ayaa ka kooban sidan hoos ku xusa.

Liiska Xuka La Magacaabay

Goolhayayaasha: Manuel Neuer (Bayern Munich), Bernd Leno (Bayer Leverkusen), Marc-Andre ter Stegen (Barcelona)

Difaaca: Jerome Boateng (Bayern Munich), Emre Can (Liverpool), Jonas Hector (Cologne), Benedikt Howedes (Schalke), Mats Hummels (Borussia Dortmund), Shkodran Mustafi (Valencia), Sebastian Ruby (Hoffenheim), Antonio Rudiger (Roma)

Khadka dhaxe: Karim Bellarabi (Bayer Leverkusen), Julian Brandt (Bayer Leverkusen), Julian Draxler (Wolfsburg), Mario Gotze (Bayern Munich), Sami Khedira (Juventus), Joshua Kimmich (Bayern Munich), Toni Kroos (Real Madrid), Mesut Ozil (Arsenal), Leroy Sane (Schalke), Bastian Schweinsteiger (Manchester United), Julian Weigl (Borussia Dortmund)

Weerarka: Mario Gomez (Besiktas), Thomas Muller (Bayern Munich), Lukas Podolski (Galatasaray), Marco Reus (Borussia Dortmund), Andre Schurrle (Wolfsburg)